Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka iyo ardayda Iskuulka Caafimaadka Ileeys ayaa adeegyo caafimaad oo isugu jira Daaweeyn iyo baaritaano ka sameeyay Kaamka Daanyeera oo ku yaalo duleedka Waqooyiga Baladweyne.
Adeegyadaan Caafimaad oo loo sameyay Kaamka Daanyeere ayaa waxaa ka faaidaystay qoys danyar oo isugu jira Haween, Caruur iyo Odayaal.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


