Baledweyne ( Radio Beerlula )- wasaarada cadaalada iyo dastuurka puntland ayaa Magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka bari ee puntland kusoo xirtay Tababar ku saabsan Garsoor dhaqameedka ee habraacayada xalinta khilaafaadka kaas oo socday mudo laba maalmood ah.
tabarkan ayaa loo qabtay shaqaalaha xarumaha garsoor dhaqameedka ee xurumaha gobolada puntalnd iyo iskuduwayaasha wasaarada cadaalada ee gobolada dowlad goboleedka puntalnd iyadoona shaqaalaha labarayay habraacyada iyo xalinta khilaafaadka bulshada.
waxa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.


