Xarun cusub oo wasaaradda Waxbarashadda ku shaqeyn doonto oo laga dhagax dhigay Kismaayo

0
150

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland Abdinaasir Seeraar Maax ayaa Dhagax dhigay Xarun cusub oo wasaaradda Waxbarashadda ku shaqeyn doonto.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiiro , Xildhibaano, mas’uuliyiin ka socotay Hey’adda UNICEF,iyo bahda waxbarashada.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here