Baledweyne ( Radio Beerlula )- Inkabadan 12 muwaadin oo dhallinyaro soomaaliyeed ah isla markaana ku xernaa dalka Libiya ayaa maanta lagu guuleystay I dalka dib loogu soo celiyo .
Dhallinyarada oo laga soo dajiyay garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa dib usoo celintooda door ka qaadatay Doowladda Soomaaliya .
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin


