Arday ka qalin jabisay dugsiga Afdheer oo munaasabad loogu qabtay Magaalada Hargeelle

0
140

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeelle ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa lagu qabtay munaasabad lagu dhiiri galinayey ardayda kaalmaha hore galay iyo kuwa dhameeyey higaanda ee wax kabarata dugsiga caalamiga ah ee Afdheer

munaasabada ayaa waxa ka soo qeyb galay maamulka dugsiga bahda waxbarashada waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here