Isbitaal laga hirgeliyay degmada Dhoobley oo xariga laga jaray

0
140

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose  ayaa lagu qabtay Munaasabad xarig looga  jarayay Isbitaal Cusub oo lagu magacaabo maka kaasi oo dhowaan laga hirgeliyay Degmadaaasi.

Waxana ka qeyb galay munsabada xariga looga jarayay maamulka degmada bahda cafimaadka wax garad aqoon yahano iyo qeybaha kala duwan ee bulashada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here