Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Dooda todobaadka ee Radio Beerlula todobaadkan waxaa diirada ku saareeynaa Door ayeey ka qaadan kartaa Horumarinta Waxbarashada ardayda in wax lagu baro Luuqadooda Hooyo waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


