Shir cilmiyeedka labaad ee Ururka Dhakhaatiirta Lafaha oo maanta Muqdisho ka furmay.

0
139

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka ayaa lagu qabtay shir cilmiyeedkii labaad ee Ururka Dhaqatiirta lafaha Soomaaliya.

Shirkaan ayaa waxaa waxaa ka qeybagalay masuuliyiin ka tirsan Dolwlada Soomaaliya gudoomiyaha ururka dhaqaatiirta soomaaliyeed Luul Maxamuud Maxamed madax katirsan ururka dhaqaatiirta lafaha iyo inka badan afartan dhaqaatiir soomaliyeed kuwaasi oo ku taqasuusay daweeynta lafaha.

waxa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here