Guddiga doorashooyinka Qaranka oo Jowhar ka daah-furay Tababarka Diiwaan-geliyaasha Codbixiyaha.

0
140

Baledweyne ( Radio Beerlula )-gudiga doorashooyinka qaranka soomaaliya ayaa magaalada jowhar ee caasimada dowlad goboleedka hirshabeelle ku qabtay tababar lasiinayo qaar kamida shaqaalaha ka shaqeyn doona diwaan gilinta cod bixiyaasha doorashada qof iyo cod oo la filayo in ay ka dhacdo dalka.

furitaanka tababarka shaqaalada diwaan gilinta cod bixiyaasha ayaa waxa ka qeyb galay masuuliyiin kamida dowlad goboleedka hirshabeelle madax kasocotay gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka iyo marti sharaf kale.

waxa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here