Masjid laga dhisay gudaha Xabsiga Dhexe ee magaalada Kismaayo oo xariga laga jaray

0
148

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka maamulka Jubbaland Cabdiwali Xuseen Jamac ayaa xarig jartay masjid cusub oo laga dhisay gudaha Xabsiga Dhexe ee magaalada Kismaayo,

Munsabada xarig jarka ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka degmada Kismaayo wasiiro xildhibaano culumada magalada iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here