Wasaaradda Xanaanada Xoolaha XFS oo maamulka gobolka Banaadir ku wareejisay dhir loogu talagalay bilicda iyo dhireynta Caasimadda.

0
139

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa XFS ayaa maamulka gobolka Banaadir ku wareejisay dhir loogu talagalay bilicda iyo dhireynta Caasimadda dalka ee muqdisho.

munaasabada wareejinta dhirta logo talagalay dhireynta caasimada soomaaliya ayaa ka dhacday xarunta keydka ee wasaarada xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa taasoo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan wasaarada xaanada xoolaha maamulka gobolka banaadir iyo marti sharaf kale.

waxa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here