Hay’adda SODMA oo sheegtay in Abaar aad u daran ay ka jirto gobolka Awdal

0
123

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir kuxigeenka wasaarada caafimaadka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka ee SODMA ayaa magaalada muqdisho ku qabtay shir jaraa’id oo looga hadlaayey xaalada abaarta ee kajirta qeybo kamid ah dalka

Shirka ayaa looga hadlay sidii wax looga qaban lahaa abaaraha kajira gobolka Owdal iyo dhamaan degmooyinka uu ka gooban yahay

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdullaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here