Kulan looga hadlayay tacadiga haweenka oo lagu qabtay Boosaaso.

0
116

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Xaafada Bandar-qaasim ee magaaladda Boosaaso ayaa lagu qabtay kulan looga hadlaayey tacadiyada ka dhanka ah Haweenka.

kulanka ayaa waxa kasoo qeyb galay maamulka xaafada Bandar-qaasim iyo qeybaha kala duwan ee bulshada xaafada.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here