Bandhiga kaarka Caafimaadka Soomaaliya oo maanta laga daah furay Muqdisho

0
140

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalkeena Soomaaliya ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey Bandhiga kaarka caafimaadka kaasi oo la qabanaayo sanadkiisii shanaad.

Munaasabada lagu daahfurayey Bandhiga Kaarka Caafimaadka ayaa waxaa ka qeybgalay Bahda caafimaadka Gobalka Banaadir, Dhaqaatiir , Urarada bulshada iyo masuuliyiin kale oo lagu casuumay Daahfurka.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here