Munaasabad lagu dhiiri galinayey Arday xifdisay Qur’aanka Kariim ah oo lagu qabtay maagalada Galkacyo

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinyeen  arday dhameystay Qur’aanka kariimka kana aflaxay  dugsiyada ku mideysan dalada Midnimo ayaa lagu qabtay magalaada Gaalkacyo.

Waxana ka qeybgalay munaasabada maamulka dugsiyada Midnimo,Waalidiin,Macallimiin, ardayda qalinjabineyso iyo  martisharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here