Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Wardheer oo ka tirsan Gobalka Doollo ee maamulka Dowlada deegaanka Soomaalida ayaa lagu qabtay Shir looga hadlayay Horumarinta Nabadda iyo maamul wanaaga.
Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha Gobalka Doollo , ma’suuliyiin ka socday Degmooyiinka hoosyimaada Gobalka Doollo, iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.


