Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qbatay shirkaan oo looga hadlayay doorka aay ka qaateen hormarinta caafimaadka dawooyin aay gudaha dalka ku sameeysay shirkadda YENISOM kuwaasi oo aay qaateen qaar kamid ah xarumaha caafimaaadka dalka.
Waxaa ka qeygalay shirka bahda,caafimaadka,masuuliyiin ka socday shirkadda sameynta dawooyinka iyo bulshada qeybahooda kala duwan.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin


