Tababar ku saabsan habka loo daweeyo bukaanada oo laga furay Gaalkacyo

0
131

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka maamulka Galmudug ayaa magaalada Galkacyo ka daahfuray tababar ku saabsan habka saxda ah ee loo daweeyo bukaanada iyo qaabka ugu habboon ee loo bixiyo daawooyinka.

tababarkaan oo socon doona mudo 5 maalmood ah ayaa waxaa ka faaideysanaya 30 shaqaale oo kagala socday xarumaha caafimaad ee wasaarada Caafimaadka maamulka Galmudug.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here