Dhismaha wajiga labaad wadada isku xerta Boorama iyo Baki oo la bilaabay

0
127

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaardda gaadiidka iyo wadooyinka Somaliland ayaa daahfuray Dhismaha Wajiga Labaad Ee Wadada Isku xirta Boorama Iyo Baki taasi oo laga bilaabay Jaamacadda Camuud oo ku taalla bariga magaalada Boorama.

Waxaa ka qeybgalay daahfurka dhismaha Wajiga Labaad Ee Wadadan,Enijineer,Wasiiro iyo gudoomiyaasha Boorama Iyo Baki.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here