Tartan kubadda cagta ah oo lagu xoojinayo is-dhexgalka bulshada oo laga daah furay gaalkacyo

0
147

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha ciyaaraha magaalada Gaalkacyo iyo gudoomiye ku xigeenka Gaalakacyo ee dhanka Galmudug ayaa  daahfuray tartan kubadda cagta ah oo lagu xoojinayo is-dhexgalka bulshada magaaladaasi.

Tartaankan oo loo qabtay 4 kooxood ayaa waxaa taaba gelinaya Hay adda CBD waxaana furitaankiisa ka qeybgalay ciyaartooydii hore Gaalkacyo, maamulka magaalada iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here