Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxwaynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magaalada Jowhar ka daah-furay ololaha diiwaan-gelinta codbixiyaasha doorashooyinka qof iyo codka ah ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Munaasabada waxaa ka qeybgalay Wasiiro, Xildhibaano, gudiga dooroshooyiinka Qaranka iyo shacabka magaalada Jowhar.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


