Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qudhac kudle oo ka tirsan Gobalka Daad-Madheed ee maamulka Soomaaliland ahaa lagu qabtay munaasabad lagu dhagax dhigayay dhismaha Saldhiga cusub kaasi oo si isku tashi ku dhisanayaan bulshada Degamada.
Madasha Dhagax dhiga ayaa waxaa ka qeybgalay , Xildhibaano,Waxgarad, Saraakiil, Taliyaha Ciidanka Booliska Gobalka Daad-Madheedh iyo mas’uuliyiin kale.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey


