Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdulaahi Abdi Mohamed ayaa magaalada Baydhabo kafuray shir ballaaran oo lagu dhiirrigelinayo haweenka iyo ragga ku jira ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe.
waxaa ka soo qeyb galay shirka ganacsato, masuuliyiin katirsan maamulka KGS, iyo Madax ka socotay Hay’adda GIZ.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf cabdulaahi


