Kulan looga hadlayay caawinta dadka ay sameeyeen colaadaha iyo abaaraha oo lagu qabtay Baladweyne.

0
71

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay shirkan oo looga hadlayay sidii looga jawaabi lahaa xaaladaha bini aadanimo ee guud ahaanba deegaanada iyo degmooyinka gobolka hiiraan

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka heer gobol iyo heer degmo iyo wasaaradda gargaarka dowlad goboleedka hirshabelle iyadoo uu shir guddoomiyay guddoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Muuse Salaad wehliye.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdullaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here