Kaamirooyinka CCTV oo hoos u dhigay dhaca goobaha ganacsiga Baladweyne

0
155

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaar ahaan goobaha ganacsiga magaalada waxaa kusoo badanaya isticmaalka Kaamirooyinka loo yaqaano CCTV kuwaasi oo door ka qaata ilaalita waxaayabaha aay iibiyaan ganacsatada .

Kaamirooyinkan ayaa loo isticmaala ilaalinta amniga goobaha lagu xero ,helitaanka qofka wax dhacay ama xaday iyo waxyaaba kale iyadoo aay adagtay in la inkiro dhacdo si qaldan kaamirada horteeda dad loogu geeystay.

Warkan waxaa inoo haya Cabduqaadir Cumar ibraahim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here