Kulan looga hadlayay Abaaraha oo lagu qabtay magaalada oodweyne

0
122

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Kulankan ay ku yeesheen magaalada oodweyne xildhibaanada golaha deegaanka iyo maamulka degmada ayaa waxa ay kaga hadleen abaaro saameyn ku yeesheen dadka iyo duunyada ku dhaqan Gobolka Daad-madheedh

kulankan looga hadlayay dhibaatada ay abaaraha ku hayaan gobolka taasoo saameysay dadka iyo duunyada ayaa waxaa xildhibaanada golaha deegaanka kala qeyb galay duqa degmada oodweyne ibraahim qaasim rooble iyo xubna kamida maamulka oodweyne

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here