Dhismaha wado muhiim ah oo laga dhagax dhigay Degmada Hiliwaa

0
142

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Hiliwaa ee Gobalka Banaadir ayaa dhagax dhigay dhismaha wadada Suuqa Xoolaha taasi oo ay iska kaashanayaan bulshada iyo maamulka Degamadaasi.

Munaasabada dhagax dhiga dhismaha wadadaan ayaa waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha Degamada Hiliwaa, Cuqaal , Haween iyo mas’uuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here