Xarunta qeybta booliska gobolka Jubbada Hoose ee Magaalada Kismaayo oo xariga laga jaray

0
132

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xariga ka jaray dib-u-dhis ballaaran oo lagu sameeyay Xarunta Qaybta Booliska Goobaha adeega bulshada kuwasoo muhiim u ah bulashada iyo Boooliska Jubbaland.

Dhismaha xarumahaan ayaa waxaa  hirgeliyay masuulinta maamulkaJubaland kuwasoo ugu tala galay adeegyada bulashada.

Warkan waxa inoo haya Xaawo Aadan Xusen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here