Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo fursado shaqo ka helay xarunta Marcadde

0
187

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xarunta farsamada gacanta Maracade ee Magaalada Baladweyne ayaa inkbadan 15 dhallinyaro u sameeyay fursado shaqo si at nolo maalmeedka ugu dabiraan.

Dhallinyaradaan ayaa qabanaya Alxamid Gawaarida , Nashqadeeynta iyo waliba badal qalabka ciladaha ku yimid.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here