Tababar ay iska kaashanayaan Jaamacado ku kala yaalla Soomaaliya Iyo Talyaaniga oo laga furay Muqdisho

0
127

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah looga daah-furay mashruuc tababar ah oo ay iska kaashanayaan Jaamacadda Palermo ee Talyaaniga iyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, kaas oo socon doona muddo 3 Sanno ah.

Tababarkan waxaa loogu talagalay shaqaale iyo howlwadeeno laga soo xulay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyo Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, si loo kordhiyo aqoontooda iyo xirfadahooda, loona tayeeyo adeegyada ay bulshada u fidiyaan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here