Tartan Qur’aan kariimka oo laga furay degmada Baraawe

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Iskuduwaha wasaarada diinta iyo owqaafta ee degmada Baraawe Cabduqaadir Maxamuud Aweys ayaa daah furay tartanka quraanka kariimka ah oo aay ka qayb galayaan 32 arday oo iskugu jira wilal iyo gabdho kuwaas oo laga kala keenay fasalada kala duwan ee madarasada al-qura’aanu dacwa.

waxaa ka qayb galaya furitaanka tartanka maamulka madarasada al-qura’aanu dacwa waalidiin culimada deegaanka iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here