Iskuul Cusub oo laga dhagax dhigay deegaanka Buulo Barwaaqo ee Jubaland

0
134

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaarada waxbarashada Jubbaland ayaa si rasmi ah udhagaxdhigay iskuul laga hirgelinaayo deegaanka Buulo Barwaaqo ee dagmada dhoobleey.

Munaasabada dhagaxdhiga waxaa goobjoog ahaa maamulka deegaanka Kan dhoobleey iyo waxgarad.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here