Deeq daawo oo la gaarsiiyay xarumo caafimaad oo ku yalla Puntland.

0
146

Baladweyne ( Radio Beerlula )-wasaarada caafimaadka DPL ayaa 233 xarumood oo caafimaad u kala dirty daawooyin logo talagalay in wax looga qabto baahiyaha caafimaad ee bulshada deegaanada puntland.

Wasiirka caafimaadka DPL Siciid Jamaac Qoorsheel ayaa gaadiid wada daawooyin kala duwan ukala diray gobolada Puntland si bulshada loo gaarsiiyo,daawadaan oo qeyb ka ah mashruuca Marwa caafimaad.

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here