Hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo shidaalka Suuqyada Baladweyne

0
136

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa hoos u dhac  laga dareemayaa qiimaha la iibiyo shidaalka suuqayada magaalada Baladweyne tasoo ay sababtay bada oo furantay.

Halka liitir ee shidaalka ayaa markii hore la iibin jiray 1.5 dolar halka hada la iibiyo 0.8sinti ilaa 0.9 sinti dolar taasoo ay faaido badan ku qabaan  gadiidleyda magaalada Baladweyne.

Warbixintaan Waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here