Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe Sare Soomaali Central ee Magaalada Baladweyne ayaa qabtay munaasabad isugu jirtay xiritaanka sanad dugsiyeedka 2024-2025 iyo sagootinta inkabadan 75 arday oo dhameeysatay dugsiga Dhexe iyo Maadada Fagaaro ka hadalka.
Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha Waxbarashada Gobalka Hiiraan , Maamulka Dugsiga, Bahda waxbarashada, Waalidiin, Macallimiin , Dhallinyaro iyo ardayda loo qabtay munaasabada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaa Xaawo Aadan Xuseen.


