Goob loogu talagalay in lagu iibiyo agabka waxbarashada oo laga daahfuray Baladweyne.

0
173

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madbacada Daabacaada Himilo oo loogu talagalay in lagu iibiyo Adeegyada aas aasiga u ah u Waxbarashada ayaa laga daahfuray Xaafada Howl wadaag ee Magaalada Baladweyne.

Adeegyada lagu iibin doono xaruuntaan ayaa waxaa kamid ah Buugaagta Tabarada Macallimiint, Buugaagta ardayda dugsiyada Dhexe iyo Sare, Sabuuradaha ìyo qalabka wax lagu daabaco.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here