Tababar Kusaabsan dacwad oogista iyo danbiyada oo lagu Qabtay Garoowe.

0
149

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal ayaa lagu qabtay Tababar ku saabsan diyaarinta dacwad oogista iyo danbiyada .

Waxaa tababarkan ka qeeybgalay laamaha cadaalada Gobolka Nugaal madax kasocotay wasaarada Cadaalada iyo laamaha amniga.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here