Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jigjiga ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey xarun loogu talo’galay xog-uruurinta iyo ilaalinta ee maxaabiista.
Daahfurka xaruntan ayaa waxaa goobjoog ahaa masuuliyiin ka socotay Komishinka Asluubta Federaalka iyo Deegaanka Soomaalida, masuuliyiinta xafiiska ilaalinta deegaanka.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


