Tababar ku saabsan Nidaamka maareeynta Saldhigyada Booliska oo lagu soo xiray Baydhabo

0
68

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Amniga Gudaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo  Xiray Tababar ku Saabsan Maareynta Saldhigyada Booliska ee Taliyeyaasha Iyo Taliye Xigeenada loogu qabtay magaalada Baydhabo.

Tababarkan ayaa waxaa ka qeyb galay sarkisha ciidanka taliyaasha iyo taliye xigeenada ka shaqeyo amaanka guud ee magaaladaaasi si wax loo adkeeyo amaanka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here