Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Dib u dajinta iyo Guriyeeynta maamulka Soomaaliland ayaa deeq raashin ah u qaybisay qoysas danyar oo ku nool deegaaàno hoosyimaada Degamada Saylac ee Gobalka Salal.
Deeqdaan raashiinka ah ayaa ka koobneed Bariis, Bur,Baasto , Saliid iyo Timir.
Warbixintaan waxaa soojedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


