Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan wadatashi ah oo ku saabsan sidii aay u wada shaqeyn lahaayeen Hay,adaha maamulkaasi iyo masuuliyiinta degmooyinka Jubbaland.
Kulanka waxaa ka qeybgalay masuuliyiinta wasaaradaasi ,xubno ka socday qaar kamid ah degmooyinka Jubaland iyo madax kamid ah hay,adaha kulanka uu quseeyay.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


