Tababar saabsan sare u qaadista caafimaadka hooyada iyo dhalanka oo lagu qabtay Galkacyo

0
184

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka maamul Goboleedka Galmudug ayaa magaalada Galkacyo ku qabatay Tababar ku saabsanaa sare u qaadista iyo ilaalinta caafimaadka Hooyada iyo Dhallaanka.

Tababarakaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Dhaqaatiir, Kalkaalisooyin, Haween iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here