Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa hoos u dhac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo saliid macsarada suuqayada maagalada Baladweyne taasi oo sababtay in magaalada soo gashay sisin badan oo ka soo go day beeraha ku yaalo shabellaha dhexe
Caaga 20 liitir ayaa maraya qiimo dhan halka 53 ilaa 54 dolar halka markii hore la iibin jiray 60 dolar
waxa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen


