Gaadiid sida deeq raashiin ah oo lagu caawinayo dadka abaaruhu saameeyen oo ka baxay Hargeysa.

0
130

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Udiyaar garawga aafooyinka iyo kaydka raashinka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka daahfurtay wajiga sadaxaad deeq Raashiin ah oo la gaarsiinayo dadka danta yar ee ku nool gobolada maamulkaasi.

Deeqdan Raashiin ah ayaa waxaa bixiyay Hay,adda Boqor salmaan waxaana aay ka koobantay Bur,Bariis,Sokor,Saliid iyo caano

waxa soo jeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here