Mashruuca maareynta khayraadka dadweynaha oo laga daah furay Kismaayo

0
133

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda maamulka Jubaland Nuur Shaale  ayaa Magaalada Kismayo ka furay Mashruuca Maareynta Khayraadka Dadweynaha.

Mashruuc ayaa ah mid lagu xoojinayo wada shaqeynta iyo daahfurnanta haay’addaha ka shaqeyo wax ka qabashada qeyraadka.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here