Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda amniga dowlad goboleedka galmudug ayaa magaalada gaalkacyo ku qabatay tababar kor loogu qaadayo wacyiga bulshada iyo ka qeybgalka siyaasadaha amniga
waxaa ka qeybgalay furitaanka tababarka mas-uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka galmudug maamulka gobolka mudug iyo xubno ka socday wasaaradaha amniga.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


