Tartan ka hal abuurka dhallinyarada oo laga daah furay Muqdisho

0
151

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa laga daah furay tartanka hal abuurka dhalinyarada Soomaaliyeed oo aay iska kaashanayaan qabsoomideyda Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya iyo Jaamacada Muqdisho.

Munasabada daahfurka ayaa waxaa ka soo qayb galay qaar kamid ah xubno matalaya hay’adaha dalka kahoolgala hogaanka bangiyada, midowga jaamacadaha dalka, madaxda jaamacada muqdisho, safiirka turkiga ee soomaaliya.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here