Xarun lagu xaneeneeyo Digaaga oo laga hirgaliyey Muqdisho

0
128

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qaar ka mid ah Dhallinyarada magaalada Muqdisho ayaa degmada Gubadleey ka hirgeliyay xarunta tasliim oo lagu xanaaneeyo digaaga si ay qeyb uga qaataan maalgashiga Dalka.

Dhalinyaradan ayaa la yimid hal abuur lagu xananeeyo digaaga  nooca loo yaqano bac rimiska ee lagu koriyo korontada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here