Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa tababar kor loogu qaadayo horumarinta dadka naafada ah ku qabatay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay.
tababarkan oo socon doono mudo 3 maalmood ah ayaa loo qabtay qaar kamid dadka baahiya gaar ah qaba gaar ahaana kawa maqalka naafada ka ah ee ku dhaqan magaalada beydhabo waxaana ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed xidhibaano iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.
waxa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed


