Kulan looga hadlayay sidii loo diiwangelin lahaa dhaqaatiirta oo lagu qabtay Muqdisho

0
79

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ayaa magaalada muqdisho ugu qabtay agaasimayaasha isbitaalada gaarka loo leeyahay iyo kuwa dowlada kulan looga hadlayay sidii ay u wada shaqayn lahaayeen loona diiwaan galin lahaa dhakhaatiirta ajnabiga ah iyo kuwa soomaalida

kulanka ayaa intii uu socday waxa looga hadlay sidii loo hubin aqoonta aay u leeyihiin howlaha caafimaadka ee daaweeynta bulshada dhaqaatiirta ajnabiga ah

waxa soo jeedinaya Maxamed Yusuf Cabdullaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here